Home Wararka DEG DEG – Musharax Caan ah oo Hada Ka Baxay Tartanka Gudoomiyaha...

DEG DEG – Musharax Caan ah oo Hada Ka Baxay Tartanka Gudoomiyaha Baarlamaanka + Magaciisa iyo Sababta Akhriso

2
SHARE

War Deg deg ah ayaa sheegaya in Musharaxa gudoomiyaha Barlamaanka C/Rashiid Xidig uu ku howlan yahay inuu iska casilo musharaxnimadiisa.

Wariyaha Shabakada Wararka Xoghoose.com ujooga xarunta doorashada ayaa sheegaya inuu C/Rashiid Xidig qaban qaabinayo shir uu qabanayo goordhow isla markaana uu ku shaacin doono inuu iscasilo.

Sababaha ugu weyn ee uu isku casilayo ayaa lasoo sheegayaa iney tahay kadib cadaadis xoogan oo kaga yimid beesha uu kasoo jeedo.

Sidoo kale Xidig ayaa la fahansan yahay inuu lumiyay isbahaysigii uu kula jiray xildhibaanada beelaha Hawiye, Raxanweyn iyo Dir, kuwaas oo ku taageerayay xilkaan.

La soco Wararkii soo Kordha Goordhow Insha Allah.

SHARE