Thursday, January 19th, 2017
.

DAAWO – Musharax Faroole oo Niyad Jabay “Xasan Sheekh Waa In Lala shaqeeyo, Haddii uu soo laabto”

,
Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo kusoo jeeda magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu weli yahay musharax u taagan xilka madaxweenaha, wuxuuna sheeg in loo baahan yahay ninkii xilkaasi ku soo baxa in lala shaqeeyo.

“Haddii Xasan Sheekh laga helo waa inuu xilka banneeyaa, sidii aan aniguba sameeyay, haddii uu soo laabtana waa in lala shaqeeyaa” ayuu yiri C/raxmaan Faroole oo hore si weyn u diidaa inuu Xasan Sheekh soo laabto.

Halkan Riix ka Daawo Muuqaalka

Readers Comments (0)