Friday, December 15th, 2017
.

DEG DEG DHAGEYSO – Beesha Daarood oo Go’aan Lama Filaan ah Ka Qaadatay XIDIG+Sababta

,
Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Xili Maanta oo arbaco ah lagu wado in Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay doortaan Guddoomiye ay yeeshaan oo ay xilkaasi u taagan yihiin Afar Musharax ayaa waxaa soo baxay dhaliilo loo jeedinayo Mid ka mid ah Musharraxiinta Xilkaasi u tartamaya.

Afhayeenka Salaadiinta Beelaha Daaroon Maxamed Wali oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Beesha Daarood uusan Musharrax u aheyn Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig islamarkaana uusan heysan kalsoonida beeshiisa

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in uusan ku matalin Beel weynta Daarood Xilkaas uu utaramayo islamarkaana uu yahay in baaqyo ka soo baxay beeshiisa ka dhaga fureystay oo dhaqaalo iyo fursad jago oo banaan ka faa’iideysanay.

Dhinaca kale waxaa uu eedeeyn kulul u jeediyay Shariif Xasan sheekh Aadan oo uu ku tilamamay in uu marin habaabinayo Xildhibaan Xiddig waxaana uu sheegay in arimaha Beesha Daarood uu ka hari la yahay Shariifka islamarkaan ay Maalin un ay la xisaabtami doonaan

.

Readers Comments (0)



Wararkii Hore

erdogan-2

Turkey leads Aid efforts in drought-hit Somalia

May 11, 2017
The expansion of Turkey’s humanitarian outreach over the ...
ll5-1

World leaders urged to cancel Somalia´s debt

May 11, 2017
World leaders gathering in London have been urged ...
muqdisho-xamar-daaro-iyo-waddo

NISA officer gunned down in Somali Capital – Police

April 27, 2017
Unidentified gunmen killed a senior Intelligence officer in ...
shir

Somalia envoy urges protection of businessmen in South Sudan

April 27, 2017
The Somalia ambassador to South Sudan, Hussein Hajji ...
18110706_1859785060713581_1346842909_n

Somalia signs agreement with Turkey in Ankara

April 27, 2017
The Federal government of Somalia has signed a ...
20130321_estonian-eu-naval-force-vpd-on-guard-to-protect-wfp-from-pirate-atacks_eu_u-1024x682-696x464

Somali pirate sentenced to life over USS Ashland attack

April 27, 2017
A 31-year-old Somali man was sentenced to life ...
helicopter

KDF Airstrikes in Somalia reportedly Killed militants

April 27, 2017
A Somali military officer says several Al Shabaab ...
A handout picture obtained on January 8, 2009 from the BBC shows a presenter of new Persian language television channel, BBC Persian. BBC World Service announced Thursday the launch of its Persian language television channel. BBC Persian TV will form part of the BBC’s multimedia news and information service for Persian-speakers in Iran, Afghanistan, Tajikistan and around the globe. It will launch on January 14, 2009. AFP PHOTO/BBC/HANDOUT    NO SALES/RESTRICTED TO EDITORIAL USE/GETTY OUT (Photo credit should read HO/AFP/Getty Images)

BBC Somali Launches TV news program

April 10, 2017
As part of its growing investment in Africa, ...
20130321_estonian-eu-naval-force-vpd-on-guard-to-protect-wfp-from-pirate-atacks_eu_u-1024x682-696x464

EU naval probes hijack of cargo ship of Somalia

April 10, 2017
The EU naval force in Somalia is investigating ...
2017313636249641493740506gado

Turkey condemnes suicide attack in Mogadishu

April 10, 2017
Turkey has condemned Sunday’s suicide attack in the ...