Thursday, January 19th, 2017
.

DEG DEG – War Naxdin Leh oo Hada Naga Soo Gaaray Gobalka Sh/Hoose

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Deegaan ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa iney ka dhacday dhacdo aad iyo aad u argagax badan.
Nin lagu magacaabo Liibaan Xasan Barow ayaa Mindi ku diley Saafi Faarax Qaasim oo horey isagu u qabay, balse iminka nin kale u dhaxda.
Waxa uu gacan ku dhiiglaha tagey hoyga Saafid, waxa uu la dhacay Mindi, isna intaasi kadib Mindi ayuu caloosha iska geliyey balse ma aanu dhiman oo waa uu nool yahay.
Dad badan ayaa hadal haya dhacdadan iyadoo la sheegayo in ninka dhibka sameeyey la geeyey Ibsital, madaama isaga xitaa uu damcay inuu is dilo.

Readers Comments (0)