Thursday, January 19th, 2017
.

DHAGEYSO – Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo Si Deg Deg ah Kaga Hadalay Xilka Qaadistii lagu Sameeyay

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si degdeg ah kaga hadlay Mooshinka ay keeneen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee hadda ka socda Magaalada Cadaado.
Madaxweynaha ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro islamarkaana uusan Aqbali doonin Xilka qaadista lagu sameeyay.

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay soo Abaabuleen Dad Cadaw ku ah Dowladda Galmudug.
Hadalka C/kariin Guulleed ayaa kusoo beegmaya iyadoo daqiiqado ka hor Baarlamaanka Galmudug uu ku dhawaaqay in Kalsoonida kala laabteyn C/kariin Guulleed.

RIIX HALKAN – OO KA DHAGEYSO CODKA 

Readers Comments (0)