Home Wararka DEG DEG DHAGEYSO – Ciidamado Si Xun u Jirdilay Taliyaha Booliska Degmada…

DEG DEG DHAGEYSO – Ciidamado Si Xun u Jirdilay Taliyaha Booliska Degmada…

5
SHARE

Taliyaha Saldhiga Ciidamada Booliska Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Bishaan Faarax Cismaan Daran-doori oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Ciidamo ka amar qaata Taliyaha Ciidanka Boliska Degmada Baledweyne ay Xalay ku jirdileen Degmada Maxaas.

“Waxaa Taleefan iiga soo wacay Taliyaha Saldhigga Degmada Baledweyne,waxaa uu igu yiri ii imoow,Markii aan tagay Meeshii uu igu balamiyay ayaan ugu tagay Ciidan Taliyaha ka amar qaata,halkaas ayaa la igu jir dilay,waxaana Falkaas soo abaabulay Taliyaha Saldhigga Degmada Baledweyne”ayuu yiri Bishaan Faarax Cismaan.

SHARE