Thursday, August 24th, 2017
.

DEG DEG : Al-Shabaab oo Amar Layaab Leh Soo Saaray iyo Shacabka Somaliyeed oo aad uga Naxay

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa deegaanada ay ka arimo ka mamnuucday Ugaarsiga iyo ka ganacsiga Xayawaanka Duurjoogta.
Horjoogaha maleeshiyada ugu magacaaban Gobolada Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka Shabaab ayaa sheegay in Kooxdu ay si cad u mamnuucday ugaarsiga iyo ka ganacsiga Xeywaanaadka.
Sheekh Maxamed, waxa uu sheegay in hirgalinta amarkaasi uu ka bilaaban doono Gobolada Jubbooyinka, waxa uuna cadeeyay in cidii lagu arkaa jabinta amarkaasi ay la kulmi doonto ciqaab.
Waxa uu sheegay dadka Jubbooyinka ku nool in laga doonaayo inay u hogaansamaan amarkaasi, isalmarkaana aysan u gaarsan xayawaanka Duurjoogta ah, sida uu hadalka u dhigay.
Horjooguhu waxa uu sheegay in faa’iidooyin badan ay leedahay in la dhaqdo Xeywaanaadka duurjoogta, sidaa darteed aysan aqbali doonin in la ugaarsado xeywaanka kala duwan.
Sidoo kale, waxa uu sheegay goob Xayawaanka duurjoogta ah lagu xanaaneeyo inay ku taallo Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkaasi ciidamada Shabaab ay ku ilaaliyaan.
Go’aanka kasoo baxay Al-shabaab ayaa muujinaaya in Kooxdu ay dooneyso ka ganacsiga Xeywaankaasi, maadaama dadka ugaarsada ay qudhooda ka ganacsadaan.

.

Readers Comments (0)



Wararkii Hore

erdogan-2

Turkey leads Aid efforts in drought-hit Somalia

May 11, 2017
The expansion of Turkey’s humanitarian outreach over the ...
ll5-1

World leaders urged to cancel Somalia´s debt

May 11, 2017
World leaders gathering in London have been urged ...
muqdisho-xamar-daaro-iyo-waddo

NISA officer gunned down in Somali Capital – Police

April 27, 2017
Unidentified gunmen killed a senior Intelligence officer in ...
shir

Somalia envoy urges protection of businessmen in South Sudan

April 27, 2017
The Somalia ambassador to South Sudan, Hussein Hajji ...
18110706_1859785060713581_1346842909_n

Somalia signs agreement with Turkey in Ankara

April 27, 2017
The Federal government of Somalia has signed a ...
20130321_estonian-eu-naval-force-vpd-on-guard-to-protect-wfp-from-pirate-atacks_eu_u-1024x682-696x464

Somali pirate sentenced to life over USS Ashland attack

April 27, 2017
A 31-year-old Somali man was sentenced to life ...
helicopter

KDF Airstrikes in Somalia reportedly Killed militants

April 27, 2017
A Somali military officer says several Al Shabaab ...
A handout picture obtained on January 8, 2009 from the BBC shows a presenter of new Persian language television channel, BBC Persian. BBC World Service announced Thursday the launch of its Persian language television channel. BBC Persian TV will form part of the BBC’s multimedia news and information service for Persian-speakers in Iran, Afghanistan, Tajikistan and around the globe. It will launch on January 14, 2009. AFP PHOTO/BBC/HANDOUT    NO SALES/RESTRICTED TO EDITORIAL USE/GETTY OUT (Photo credit should read HO/AFP/Getty Images)

BBC Somali Launches TV news program

April 10, 2017
As part of its growing investment in Africa, ...
20130321_estonian-eu-naval-force-vpd-on-guard-to-protect-wfp-from-pirate-atacks_eu_u-1024x682-696x464

EU naval probes hijack of cargo ship of Somalia

April 10, 2017
The EU naval force in Somalia is investigating ...
2017313636249641493740506gado

Turkey condemnes suicide attack in Mogadishu

April 10, 2017
Turkey has condemned Sunday’s suicide attack in the ...