Home Wararka DAAWO – Weerarkii Lagu Xasuuqay Yahuuda iyo Naxdin Leh oo Lasoo Bandhigay

DAAWO – Weerarkii Lagu Xasuuqay Yahuuda iyo Naxdin Leh oo Lasoo Bandhigay

3
SHARE

Ayadoo maalin kahor weerar loo adeygsaday gaari xamuul ah lagu weeraray ciidamada Yahuuda ayaa haatan waxa kahadlay ra’isulwasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in weerarkaas muujinaayo astaamaha daacish.
Weerarkaas oo fuliyay nin falastiini ah markii danbe latoogtay ayaa lasheegay in oo ku dilay askar halkaas kusugan gaar ahaan degmada Armon Hanatziv ee bariga Jerusalem ee Yahuuda waxaana shir deg deg ah durbadii galay maamulka yahuuda halkaas kusugan go’aan kasoo saarayn oo ku aadan amar maxkamad aan la la sugin dadka u danacsan kooxda Daacish.

SHARE