Thursday, January 19th, 2017
.

DEG DEG – Dagaal Goordhaw Ka Qarxay Muqdisho iyo Khasaaraha

,
Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Dagaal u dhexeeya Labo Ciidan oo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid ka dib markii Labada Ciidan ay la kala Safteen Dad dhul isku haysta.
Wararka ayaa intaa ku daray inuu Dagaalka ka dhashay Dhimasho iyo Dhaawac soo gaartay Dad Rayid ah.
Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir weli kama kama hadlin Ciidamada Maanta ku dagaalamay Degmada Hodan.

Readers Comments (0)