Thursday, January 19th, 2017
.

DAAWO – Sadax Haween ah oo Ninkooda u Guuriyay Xaaskii 4-aad Magaalada Burco “Layaab”

,
Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ka dhacday Dhacdo inta badan ku Cusub dhegaha Soomaalida, Kadib Markii Nin Soomaali ah uu horey u Qabay Sadex Dumar ah uu Guursaday Haweenayadii 4-aad, Waxayna sheekada Xiisaha badan Noqotay markii ay Arooska dhigeen Sadexdii uu horey u Qabay.

Eng. Bashiir Yuusuf Jaamac ayaa ka warbixiyey Sida uu dhisay Afarta Qoys iyo sida Sadexda Dumarka ah ay ku dhiseen Xaaskii ugu danbaysay, Wuxuuna sheegay inuu Guusha ku gaadhay Cadaalad uu sameeyay, Sidoo kale wuxuu sheegay inay Noqotay Dhacdo dad badan dhiiri gelin ku samaysay.

Readers Comments (0)