Thursday, January 19th, 2017
.

DHAGEYSO – Galmudug oo Maxkamad Soo Taageyso Ciidamo Ka Tirsan Puntland

,
Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay bilaanayaan Maxkamadaynta ciidamo ka Tirsan Maamulka Puntland oo lagu qabtay Xeebta Badweynta Hiindiya gaar ahaan Bariga Gobalka Mudug .
Taliska Ciidamada Badda Galmudug ayaa ku eedeeyayay Ciidamadan Ay hayaan in ay galbinayay Doonyo laga leeyahay Wadanka Yemen oo la Sheegay inay si Sharci daro uga Kalluumeysanayeen Xeebaha Galmudug.

Taliye kuxigeenka Ciidamada badda Galmudug Cabdirashiid Maxamed Sheegay in Maxkamad la soo saarayo ciidamadan ka tirsan Maamulka Puntland oo ay Howlgalkaas ay ku soo Qabteen.

 

Readers Comments (0)