Thursday, January 19th, 2017
.

DAAWO – Sida Loo Qabtay Dhalinyaradii Ku Watay Mootada iyo Jaakada Qaraxa

,
Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada Dowlada ee ka howlgala Degmada Afgooye ayaa soo bandhigay dhalinyaro watay Mooto iyo Jaakada lagu fuliyo ismiidaaminta.

Ciidamada ayaa soo bandhigay Seddex ruux iyo Mooto ay wateen kuwaa oo xiliga la qabanaayay watay Jaakad ismiidaaminta lagu fuliyo.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Dhalinyarada lagu qabtay Jaakadaha ayaa inkiray wax ka ogaanshiyaha Jaakada iyagoo ku dooday inaanu la socon waxa ay jaakadu tahay, balse ay u sideen ruux kale oo Teleefoonka ku hagaayay.

daawo-sida-loo-qabtay

Readers Comments (0)