Home Arimaha Bulshada DEG DEG – Maxaadan Ogeyn oo Saaka Ka Socda Galkacyo iyo Cabsi...

DEG DEG – Maxaadan Ogeyn oo Saaka Ka Socda Galkacyo iyo Cabsi Xoogan oo Jirta

2
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda Howlgal lagu xaqiijinayo amaanka magaaladaasi.

Guddoomiyaha magaalada Gaalkacyo ee Puntland Max’ed Ciise Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay howlgalka.

Guddoomiyaha ayaa howlgalka ku micneeyay mid lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga,islamarkaana looga hortago dad falal amaan dari ka wada xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Ciidamada amaanka ayaa lagu arkayaa xaafadaha iyo jidadka waa weyn,waxaana baaritaan ay ku hayaan shacabka iyo gaadiidka.

SHARE