Thursday, January 19th, 2017
.

DAAWO – Haweeney Muslim Kenyaan ah oo Soo Jiidatay Indhaha Soomaalida…

,
Published on January 8, 2017 by   ·   No Comments

Saynab Chebet waa Haweeney Muslim ah oo u dhalatay dalka Kenya, waxayna Wade ka tahay Gaari Taksi ah oo ka Howlgala Xaafada Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii, waxayna ka warbixisay waxyaabaha ay kala kulanto dadka Soomaaliyeed ee Macaamiisha u ah.
Waxay sheegtay inay Qaar kamid ah dadku ay ka Baqaan, Halka Dumar badan oo Soomaaliyeed ay ku dhiiri geliyaan, islamarkaana ay soo wici doonaan si ay u Gayso meelaha ay Rabaan, Sidoo kalana qaar kamida Soomaalida ayaa ka hadlay Gabadhaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Mustaqbalka ayay sheegtay inay Rajaynayso inay yeelato Ganacsi Balaaran iyo Gaadiid badan oo ay Leedahay, Waxayna sheegtay inay aad u jeceshay wadista gaadhiga.

Readers Comments (0)