Thursday, January 19th, 2017
.

DAAWO – Cali Raage Muxuu ka yiri in Haweenka loo Doorto Xilka M/weynaha Somalia..

,
Published on January 8, 2017 by   ·   No Comments

iyadoo lagu jiro xili xasaasi ah oo doorashada M/weynaha Somalia loo diyaar garoobayo ayaa Ninka isku sheegay sheekha ee lagu magacaabo Cali Raage waxaa uu si addag kaga hadlay Haweenka Ma hogaamin karaan bulshada iyagoo loo dooranayo xilka M.weynaha gaar ahaan Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

cali-raage

 

Readers Comments (0)