Home Arimaha Bulshada DAAWO – Wariyad caanka ahayd Soomaaliya oo haatan kubiirtay Barlamaanka aqalka sare

DAAWO – Wariyad caanka ahayd Soomaaliya oo haatan kubiirtay Barlamaanka aqalka sare

1
SHARE

Ayadoo maanta magaalada muqdisho kabilaabatay doorashada xubnaha aqalka sare ee kasoo jeedo degaanada somaliland ayaa qeyb kanoqotay gabar wariyad ahayd taasoo ka howl galayse idaacadada iyo tv-ga dowlada.
Muno Cumar Xasan ayaa ahayd soo saaraha barnaamisha fanka iyo sugaanta oo kabixi jiray tv-gaas inkastoo sanadihii ugu danbeyse siweyn ugu dhaweyd madaxtooyada soomaaliya.

Muno Cumar Xasan ayaa cod aqlabiyad leh oga guuleysatay musharixii latartameyse ayadoo natiijada oo ku dhawaaqay gudiga doorashada oo shaaciyay in muno ku guuleysatay.
Arinta ugu hadal heynta badan ayaa ah gabar mushaar yar ka qaadato tv-ga qaranka oo bilaha qaar kood aan lasiin sida xildhibaan kunoqotay ayadoo hore siweyn loo hadal haayay cunta kariyihii madaxtooyada iyo waliba Muna kAy balse xogta badweyn.com heleyso ayaa ah shaqsiyaadkan oo kasoo jeedo beelaha somaliland in ka fududyihiin beelaha hawiye iyo darood balse soo saartay madaxtooyada lagana bixiyay qarashaadka.

SHARE